Somaliland oo talaabo ka qaadeyso dhibaato ka soo korortay baraha bulshada

Somaliland ayaa sheegtay iney bilaabeyso qorshe ay ku xakameyneyso wararka been abuurka ah, iyo dhaqamada xun xun, ee lagu baahiyo Baraha Bulshada. Waxa go’aankan shaacisay Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda oo labaddii maalmood ee u dambeysay wadey shir ku saabsan adeegsiga teknolojiyadda, kaasoo ah mid sanadle ah. Wasiirka Isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Somaliland, Cabdiwali Sheekh Cabdullaahi Suufi, … Continue reading Somaliland oo talaabo ka qaadeyso dhibaato ka soo korortay baraha bulshada